Wararkii ugu dambeeyey dagaal dhimasho geystay oo Maalintii labaad ka socda..

Rasaas ayaa laga maqlayay maanta oo dhan deegaanka Xananbuure oo qiyaastii 45km u jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug halkaasoo tan iyo shalay ay ku dagaalamayeen maleeshiyo beeleedyo halkaas wada dega. Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhintay dagaalka iyadoo dhaawacyo badana loo kala qaaday magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo lagu … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaal dhimasho geystay oo Maalintii labaad ka socda..